Madaxweyne Deni oo Warbixin ka dhageestay Guddi wasiirro ah uu shaqo u diray (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin ka dhegaystay guddiyada heer wasiir ee ka shaqeynayay Gobolada Gardafu, Bari iyo Karkaar oo ay ka qabsoomtay diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha goleyaasha deegaanka . Madaxweynaha ayaa boggaadiyay shaqada la qabtay iyo sida bulshada saddexda gobol ay uga qeybgaleen isdiiwaangelinta una fahmeen muhiimada ay u leedahay in awooda loo dhoweeyo … Continue reading Madaxweyne Deni oo Warbixin ka dhageestay Guddi wasiirro ah uu shaqo u diray (Sawirro)